WARARKA Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay Muwaadiniin ku xernaa xabsiyada Libya. By admin - December 18, 2024 0 30 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda Soomaaliya oo kaashaneysa Midowga Yurub iyo IOM ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay ku dhwaad 147 muwaadin soomaliyeeda oo si tahriib ah ku tagay dalka Libya. waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2024/12/warka-muqdisho-by-sahro.mp3 Share this:FacebookX