WARARKA Xaalad dhanka Nolosha oo soo wajahday Barakacayaal ku nool Jowhar.. By admin - December 17, 2024 0 110 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad 300 qoys oo ku nool Kaamka Rabi suge oo ka mid ah kaamaka ku yaala Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle ayaa xiligaan wajahaya xaalad kale duwan oo dhanka nolosha ah. waxaa soo jeedinaya ; – Maxamed Nuur. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2024/12/Tarsan-War-j-17.mp3 Share this:FacebookX