Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Moqokori ee gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan loogu hadalaayay hanaanka qiimeenta amniga degmadaasi kaasi oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Galbeed Hirshabeelle waxaana loo qabtay qaybaha kale duwan ee bulshada degmadaasi.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.