Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Burburka ka dhashay dagaalladii sokeeye ee Soomaaliya wuxuu saameyn xooggan ku yeeshay nidaamka waxbarashada ee dalka, isagoo keenay hoos u dhac aad u weyn,Iskuullo badan ayaa lagu burburiyey dagaallada qaarkoodna waxaa loo baddelay xarumo militari ama in la dayacay taasoo hoos u dhigtay awooddii waxbarashada.
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim.