Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaannada waqooyi ee Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku yaalo dhul beereedka ugu ballaaran oo ku haboon tacabka dalagyada kala duwan oo lagu beero beeraha gobolka Hiiraan, ka dib, ka dib fatahaaddii wabiga Shabeelle oo saameysay qaar ka mid ah saameysay saameyntii fatahaadda Wabiga Shabeelle beeraha deegaannadaas.
Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.