WARARKA Ciidamada Qoryooleey oo lagu wareejiyay labo neef oo Geel. By admin - December 15, 2024 0 53 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose Maxamed Ibraahim Barre ayaa ciidamada degmada Qoryooleey ku wareejiyay labo halaad oo geel ah iyo cuntadiisa. waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2024/12/CABDICASIIS-QORYOOLEEY.mp3 Share this:FacebookX