Tartan Kubadda cagta oo lagu soo Gaba gabeeyey Baladweyne.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Garoonka kubada cagta Buula-Xaableey oo ku yaalo xaafada Xaawo-taako ayaa lagu soo gabagabeeyay tartan kubada cagta kaasi oo loo qabtay ardayda wax kabarato Jaamacadda Greenhope faraceeda Baladweyne waxaana ku guuleysatay Kulliyada Shaybaarka kadib markii ay 3 iyo 2 kaga adkaadeen dhigooda Foundation qaybta khamiis iyo Jimco.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here