WARARKA Iskuul wax lagu bari doono dadka baahiya gaarka ah qaba oo laga hirgaliyey Guriceel By admin - December 13, 2024 0 57 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Guriceel ayaa laga hirgaliyey iskuul wax lagu bari doono dadka baahiyaha gaarka ah qaba sida kuwa Maqalka iyo arag la’a. waxaa soo jeedineysa : – sahro cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2024/12/warka-gurice-by-sahro.mp3 Share this:FacebookX