Maamulka Degmada Shingaani oo Bulshada ugu Baaqay in ay qaataan kaarka Aqoonsiga Qaranka .

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Degmada Shangaani ee gobolka banaadir Marwo Safiya Cusman Maxamed oo ka hadleysa ahmiyada uu leeyahay olalaha hirgalinta aqoonsiga qaranka ayaa bulshada degmada shangaan ugu baaqay in ay sameystan kararka aqoonsiga muwaadinka .

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here