Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Degmada Xudur Ayaa Kormeerey Xaruumaha loo Qorsheeyay Inay Wasaarada Waxbarashada KG iyo World Bank Ay Ka dhisaan 8-Iskuulaad oo Si Bilaash Ah Ay Wax ku baran doonaan Caruurta soo Koraya ee Waalidkooda aanu Awoodin Inay ka bixiyaan Qarashaadka waxbarashada
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.





