Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaro ku nool Magaalada Jowhar ayaa inta badan ka qeyb qaata gurmadyada caafimaad ee loo fidiyo dadka danyarta ee u bahan gargaarka caafimaad.
Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool Magalada Jowhar caasimada Maamulka hirshabelle ayaa ku baaqay in adeegyada caafimaad la gaarsiiyo bulshada danyarta ee ku nool deegaanada ka fog Magaalada kuwaasi anan la heyn xarumo caafimaad.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.