Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Dowladda Hirshabeelle ayaa maanta Magaalada Jowhar ee caasimada dowladda Hirshabeelle ku qabatay munaasabad weyn oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha, sidoo kalena lagu soo gabagabeeyay 16-ka maalmood ee tacadiyada ka dhanka haweenka.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.