Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Arrimah gudaha iyo dowladaha hoose maamulka Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar Ka daahfurtay mashruuca dimuqraadiyeeynta maamulka dowladda hoose iyo Isla xisaabtanka bulshada.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.