Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Muqdisho Casimada dalka ayaa lagu qabtay tababar ku Saabsana wacyigelinayay dhibaatada uu geeysto gudniinka fircooniga gabdhaha yar yar ee lagu Sameeyo, Waxaa ka qeybgalay kulanka Culimo owdiin ,Waalidiin ,Haween iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow