Bulshada Baladweyne oo looga digay halista ka dhalan karta Cirbadaha la isticmaalay.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dr Cabdiqani Maxamad Cabdi oo kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne ee ku shaqeeya cilmiga Sheeybaarka ayaa bahda caafimaadka iyo Bulshada Baladweyne ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan halista Cirbadaha iyo dhalooyinka dawooyinka ee la isticmaalay kuwaasi oo door ka qaada karaa ineey faafiyaan cudurada halista ah.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here