WARARKA Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo shaqo abuur ka dhigtay Iibinta taleefoonnada celiska. By admin - December 6, 2024 0 114 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiraan Hiiraan ayaaa waxaa ku nool Dhallinyaro badan kuwaasi oo noloshooda ka maareeya iibinta Taleefanada Celiska ah. waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2024/12/WAR-GALAB-XIINKA-.mp3 Share this:FacebookX