Kulan looga hadlayay Horumarinta Bulshada oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
37

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulanka Diimeedkan Looga hadlayay Doorka Ardeyga Jaamiciga ah uu ku leeyahay Dhismaha Bulshada ayaa waxaa loo qabtey Ardeyda Jaamacada ZamZam qeybteeda Magaalada Baydhabo, waa muxaadaro aay soo wada jeediyeen Sheekh Xasan Cabdullahi Isxaaq(Gaab) iyo Sheekh cabdulxayii Sheekh Aadan waxaana loo jeediyey Ardayda Sanadkan ku soo biirtey jaamacada, Si faham ka haystaan dhinacya badan islamarkaana garanaya doorkiisa uu ku leeyahay Bulshada

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here