Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Gudiga Qaxootiga iyo Barakacyaasha Dowlad goboleedka Koonfur-galbeed Oo ay weheliyaan Waaxda Dhulka maamulka Degmada Baydhabo iyo mas’uuliyin katirsan Hay’adaha UN iyo Avord ayaa maanta Xariga ka jarey 314 Guri Oo Loo dhisay dadka Barajacyaasha kunool Barwaaqo.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.