Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cisbitaalka Guud Ee Gobolka Galgaduud oo bilo ka hor ay la wareegtay wasaaradda caafimadka Galmudug ayaa ku guulestay horumarinta adeegyada shaqo ee caafimaadka iyo u eegista bulshada sida uu sheegay Dr Abuukar Cali Faarax madaxa howl wadeena ee hospitalka.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.


![DSC_0582[1]_0.jpg](https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2024/12/DSC_05821_0.jpg-696x348.webp)


