Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hantidhowraha Guud ee JFS, Axmed Ciise Guutaale, ayaa shirkan ka jeediyay khudbad kooban, waxa uuna si gaar ah u tilmaamay doorka muhiimka ah ee ay SICPA ku leedahay horumarinta xirfadda xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed, kor u qaadista hufnaanta, daahfurnaanta maaliyadeed iyo dowlad wanaagga iyo xaqiijinta kalsoonida nidaamka maaliyadda Soomaaliya.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdiacsiis Xasan.