Shir looga hadlayay Sare Uqaadista Amniga oo lagu qabtay Baladweyne.

0
62

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasaarada  Arimaha Amniga Gudaha Hirshabeele ayaa waxaa  Magaalada Baledweyne ku qabatey Kulan ku saabsanaa hanaanka qiimeynta Amniga Magaalada ,si loo ilaaliyo Badqabka Bulshada.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here