Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waaxda daba galka Deeqaha la leex sado ee Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee KG oo wada Sidii dadaalo looga hortagaayo dadka si sharci daro ah lacago uga qaata Barakacyaasha iyagoo iska dhigaaya Hay’adaha Samafalka, taasoo dhowr jeer dadkaan Lacago loogu qaatey maadama aysan Hey’adaha wax Lacag ah ka qaadin.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.