Iibinta Cunnooyinka dhanaanka oo shaqo abuur unoqday Haweenka Baladweyne.

0
64

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Farxiyo maxamed cilmi oo kamid ah Haweenka kunool magaalada Baladweyne ayaa sameeystay fursada ganacsi taasi oo ah inay sameeyso mac macaanka noocyadiis kale duwan sida sanbuuska leeleefoowga Bajiyah iyo kackac iyadoo shaqadaan ka maareeyso nolosha Reerkeed.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here