Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadan oo ay kasoo qeyb galeeyn masuulin ka tirsan dowlada federalka Soomaaliya, xildhibaano, qaar ka mid ah injineerada iyo marti sharaf kale ayaa ujeedku ahaa daah-furka uruurada ay ku mideysan yihiin injineerada Soomaliyeed.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.