Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo ay jiraan Haween badan oo ku shaqeysta xirfadda warbaahinta islamarkaana u bahan in lagu dhiirigaliyo shaqada bulshada u haayan ayaa waxaa arinkaasi ka hadlay wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska maamulka Hirshabeelle Cabdishakuur Cbdullahi Axmed, Shaasha.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.