Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in sare loo qaadi doono waxbarashada caruurta.

0
26

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Faraax Sheikh Cabdulqadir wasiirka wasaaradda waxbarshada hidaha iyo tacliinta sare ee Xfs ayaa sheegay in isbadal balaaran dhanka waxbarashada sanadkan laga sameeyey guud ahaan dalka ku dhawaad 10% oo kamid ah caruurta waxbarashada bananka ka jogay ayaa dugsiyada u dareeray.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here