Suudan oo Wajaheysa Xaalad Bini’aadannimo

0
22

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalka Suudaan oo ay dagaallo ka socdaan ayaa halis ugu jira inuu noqdo waddan kale oo guuldarraystay, sababta ayaa lagu sheegay bulshada rayidka ah oo sii burburaysa iyadoo ay sii kordhayaan kooxaha hubeysan, sida uu BBC-da u sheegay madaxa hay’ad hormuud ka ah oo gargaarka caalamiga ah.

Sidoo kale labada dhinac ee ugu waaweyn ee ku dagaallamaya Suudaan oo kala ah ciidanka iyo xoogagga taageerada degdega ah -waxaa jira “ciidamo qoomiyad ku saleysan” oo aad u tiro yar oo bililiqeysanaya dadka rayidka ah, sida uu sheegay Jan Egeland, madaxa Hay’adda Norwegian Refugee Council (NRC).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here