Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Golaha Aqalka Sare ee BJFS ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku anisxiyay Hindise-sharciyeedka Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed iyo sharciga Xakamaynta Kiimikooyinka Beeraha.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.