Cisbitaalka Banaadir oo lagu soo kordhiyay qeybta Qaliinka in dhaha

0
27

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cisbitaalka Banaadir wax uu ka mid yahay Cisbitaalada waaweyn ee ka howla gala Magaalada muqdisho ee casimadda dalka kaa oo bixiya adeegyo  cafimaad oo kala duwan Mashruuca indho fiiqista ah oo lugu tala galay dadka danta yara ayaa xiligan lugu soo kordhiyay isbitaalka kaa oo ay fulin donan dhaqaatir calami ah

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here