Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladda hoose ee Maamulka HIrshabeelle Cabdi Daahir oo kaashanaya hey,adda FCE ayaa maanta si rasmi ah udaahfuray Hanaanka Doorashada Golaha Deegaanka degmada Mahadaay.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed