Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha iyo waraabka Maamulka Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasim oo uu wehliyo iskuduwaha wasaaradda beeraha iyo xubno ka socda Hey,adda FAO ayaa kormeeray cagaf cagafyadii dhawaan la siiyay iskaashada beeraleyda Jowhar.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.