Agab casri ah oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka Banaadir.

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda Caafimaadka dowladda FS Dr Cali Xaaji ayaa xariga ka jaray qayb cusub oo ah CT Scan casri ah oo lagu kordhiyey Isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here