Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa soo saaray dikreeto magaca looga beddelayo Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.
Wasaaradda ayaa magaceeda cusub waxaa laga dhigay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdiacsiis Xasan.