Jowhar – ( Radio Isnaay )- Tan iyo Burburkii Dalka waxbrashada aas-aasiga inteeda badan waxaa gacanta ku hayay Hay’addo Samafal ah iyo kuwo gaar loo leeyahay halka kaalinta Dowladda ayna ka marneen balse ay aad u koobneyd.
waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.