Haweenka Baydhabo oo loo Tababaray Dhibaatooyinka Isbedelka Cimilada.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkani oo uu socon doona mudo sedax maalin ah ayaa ah Mid ay soo Qaban Qaabisay Ururka Soomali Girls, Waxaana inta uu socoda lagu baran Doonaa Isbedelka Cimilada ,Dhibatooyinka ka Dhasha iyo Doorka ay Haweenku Ku Leeyihin.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here