Xarun lagu Maareeyo Biyaha Wasaqeysan oo laga hirgeliyay Degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir.

0
13

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Maamulka gobalka banadir ayaa daahfuray xaruun lagu maareynayo bulaacadaha iyo wasardda Laga keeno degmoyinka magalada mohadisho xaruntaasi oo laga daahfuray degmada gubadley ee Mogadisho qorashaha maareynta bulacadaha iyo wasaqda ayaa looga gol leeyahy joojinta biyaha wasaqeysan kuwaasi oo lagu shubo meelaha aan munaasabka eheyn.

Waxaa SooJeedinaya:- Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here