Jowhar – ( Radio Isnaay ) – maamulka xaafada hanti wadaag ee degmada jowhar a suuqa weyn xaafada hantiwadaag ka biloway ololaha wada furista suuqa xaafada hanti wadaag ayaa baaq u diray dhamaan ganacsatada suuqa xaafada hanti wadaag kuwa oo uu ugu baaqay in aay furaan dhaman wadooyinka suuqa mara si loo yareeyo qasaaraha ka dhasha marka uu dab qabsado qeyb suqa ka mid ah.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.