Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ahaa is-xog waraysi iyo isla-xisaabtan ayaa waxaa uu Guddoomiye kuxigeenka Golaha Deegaanka dagmada Afmadow la yeeshay Hay’adaha Maxalliga ah iyo kuwa gaarka loo leyahay ee ka howlgala dagmada Afmadow.
waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.