Maamulka Degmada Jowhar oo Wadda qorshe lagu horumarinayo Nabadda.

0
66

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xoghayaha dowladda hoose ee Maamulka Degmada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Maxamuud Xasan bariise ayaa sheegay in ay wadaan qorshe lagu horumarinayo nabadda deegaanka iyo sare uqaadista cadaaladda Bulshada waxaa uu tilmaamay in bulshada xaafadaha Jowhar laga wacyigaliyo sidii ay uga shaqeyn lahayeen nabadda iyo cadaalada.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiacsiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here