Ganacsiyada Yar yar oo ku Badanaya Suuqyada Magaalada Baydhabo.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsiyada Yaryar ee ka jira Suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa waxay qeyb ka yihiin Horumarka Ganacsi ee ka jira Deegaanada islamarkaana kor u qaadey dhaqaalaha Dowlad Goboleedka KG waxaa kaloo Ganacsiga yaryar dhalinyarada u noqotey Fursad shaqa oo ay Noloshada Reerahooda ku maareeyaan.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here