Ardayda Ajnabiga oo loo diiday in ay kulliyadaha caafimaadka ku bartaan Canada.

0
58

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda gobolka Ontario ee dalka Canada, ayaa wadda qorshe ku saabsan sidii dadka deggen gobolkaasi ay u heli lahaayeen adeeg caafimaad oo horumarsan, iyo dhaqtarka qoyska oo dad badan ay xilligan ku dhib qabaan inay helaan.

Dadaallada ay waddo dowladda waxaa kamid ah in ardayda gobolka lagu dhiirrageliyo barashada cilmiga caafimaadka, iyadoo la joojinayo ardayda ajaaniibta ah ee gobolka ka barta caafimaadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here