Shacabka Jowhar oo Rajo wanaagsan ka muujiyay Sahminta Shidaalka Soomaaliya.

0
25

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dagadda ugu weyn Magaalada Maqadisho Ee caasimadda dalka ayaa waxaa kusoo xirtay marka Oruc Reis oo laga leeyahay dalka Turkiga Kaasi oo la Mahaday shidaaal baarista Soomaaliya gaar ahaan xeebaha galmudug oo uu si rasmi ah baarista shidaalka ugu sameynayo,Hadaba qaar kamid ah bulshada degmada jowhar ayaa ka hadlay arinkaasi.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here