WARARKA Iskuulka Al-quduus ee Baladweyne oo Waxbarasho bilaash ah siiyay Arday danyar ah. By admin - October 27, 2024 0 115 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Child hand is using pencil to practice writing on a book. Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 20 arday ayaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah ka helay iskuulka hoose iyo dhexe al quduus ee magalada Baladweyne. waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2024/10/Warbixin-Tarsan-b.mp3 Share this:FacebookX