Hirshabeelle oo Agabka beeraha ku Wareejsay Beeraleyda Baladweyne.

0
34

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda beeraha iyo Waraabka dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqare ayaa Iskaashatada Beeraleeyda Beledweyne ku wareejiyay gaadiid iyo agab kale kuwaasi oo loogu tala galay hormarinta beeraha.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here