Tababar ku Saabsanaa yareynta Guurka Gabdhaha Yar yar oo lagu Qabtay Baydhabo.

0
26

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo ay ka qeybgaleen Ururada Haweenka, Dhalinyaradda,Culimada, Odayaasha Dhaqanka,Ururada Bulshada Ra’yidka iyo Mas’uuliyiin ka socoday Ururada u dooda Xuquuqda Haweenka kaa soo ku saabsan Wacyigelinta ilaalinta Guurka Degdega ah oo Gabdhaha Dhalinyarada ah ka saara Waxbarashada sida wax looga qaban karo.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here