Munaasabad lagu soo dhaweeynayay Markabka sahminta shidaalka Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho.

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya, Raysal wasaaraha dalka, wasiiro katirsan xukuummada faderaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin isugu jira wasiiro iyo saraakiil ka socda wadanka turkiga ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo dhaweeynayay markabka turkiga oo baaris shidaal ku sameey doona gudaha wadankeena.

waxaa soo jeedinaya: – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here