Macallimiin fursado shaqo ka helay dugsi waxbarasho oo ku yaala Baladweyne.

0
4

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 10 kamid ah Macalimiinta wax kabaratay Jaamacada ku yaalo Baladweyne ayaa fursado shaqo ka helay Sanad dugsiyeedkaan Dugsiga Hoose Dhexe sare ee Cumar bin Al khadhaab ee magaalada Baladweyne.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here