Kulan looga hadlayay Isbedelka Cimiladda Oo Lagu qabtey Jowhar.

0
2

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee Hirshabeelle ayaa Magaalada Jowhar ku qabatay kullan looga hadlayey isbadalka cimilada kaasi oo ay ka qeyb galeen masuuliyIin ka socda wasaaradda waxbarashada hirshabelle iyo masuuliyiin kale.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here