Koofur Galbeed oo Wadda Qorshe adeeg bulsho lagu gaarsiinayo dadka Miyga ku nool

0
37

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Miyga Hoostaga magaaloyinka  ayaan gaarin adeegyada Dowliga ah  Sida Waxbarashada ,Caafimaadka ,Korontada Biyaha Nadiif ah, iyo kaabayaasha dhaqaalaha, taasi ayaa waxay sababtey in qoysas badan ay Magaalooyinka ay u soo Nolol doontaan si ay Caruutooda u helaan Waxbarasho iyo shaqooyin Mustaqbalkooda ku maareeyaan.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here