Wasaaradda Arimaha Gudaha Hirshabeelle oo Kulamo Wada tashi ah ka Wada Degmada Maxaas.

0
3

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta Maamulka Hirshabeelle Mudane Cabdiraxmaan Daahir Guure Karroore oo ku sugan Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa Faahfaahin ka Bixiyay Safarka uu ku tagay Degmadaas iyo Qorshaha Wasaaradoiisa ee ku aadan Dhismaha Gole deegaan oo ay yeelato Maxaas..

waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here